Baaq ka soo baxay Salaadiinta Soomaaliyeed ee ka soo qayb gashay Shirka.

KU: Shir Guddoonka, Amb. Kiplagat, Gudiga Farsamada ee IGAD, iyo Goobjoogayaasha Beesha Caalamka, ee Shirka
Did-U-Heshiisiinta Soomaaliya, KCCT Mbagathi, Nairobi



Ujeedo: Baaq ka soo baxay Salaadiinta Soomaaliyeed ee ka soo qayb gashay Shirka.


Salaan sharaf leh ka dib, Waxaan manta oo taariikhdu tahay 15kii September 2003, xarunta dagaanka Salaadiinta ee Kolping, waxaa lagu soo gabagabeeyay shir socday 4 casho, shirkaas oo salaadiintu ku qaateen go’aamada hoos ku xusan, kuwaas oo salaadiintu ka codsanayaan Shir Goddoonka iyo goobjoogayaasha Beesha Caalamka in la dhaqan galiyo dhammaantood.

1. In shirku socdo, lana dhammaystiro, laguna dhiso dowlad soomaaliyeed, Salaadiintuna kama tagayaan shirka illaa arrintaas la fuliyo.
2. Haddii ay shirka ku timaado caqabo, khilaaf ama ismaandhaaf, salaadiintu waxay diyaar u tahiin inay qaataan dowrkooda muhiimka ah, si looga tallabsado caqabadahaas.
3. Xulida baarlamaanka in loo daayo Salaadiinta.
4. In Beesha Caalamku u soo jeedsato tixgalinta iyo wax-ka-qabadka dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya xaga caafimaadka, Biyaha, waxbarashada, bulshada, deegaanka iyo nolosha guud.
5. In hub-ka-dhigis guud lagu sameeyo dalkoo dhan sida ugu dhakhsaha badan.

Ugu dambayntii, waxaan u mahad celineynaa Shir Guddonka, Amb. B. Kiplagat, Guddiga Farsamada ee IGAD iyo Goobjoogayaasha Beesha Caalamka dulqaadka iyo dadaalka dheeraadka ah ee ay muujiyeen intii shirkani soo socday.


Waxaa isku raacay Salaadiinta magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:

1. Ugaas Buiolw Xasan Xaydar
2. Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif
3. Ugaas C/qaadir Ugaas Xaashi
4. Ugaas Cali Ugaas Cabdulle
5. Ugaas C/llaahi Ugaas Faarax
6. Ugaas Faarax Ugaas Cabdi
7. Ugaas Abuukar Ugaas Xasan
8. Ugaas Cali Ugaas Xasan
9. Dr. Aadan Ugaas Maxamed
10. Garaad C/llaahi Cali Ciid
11. Ugaas Ibraahim Ugaas C/llaahi
12. Ugaas Guudow Caliyow Eenow
13. Islow Nuur Wabar Cabdi
14. Islow Bilow Islow Cusmaan
15. Malaaq Xasan Shurre
16. Ugaas C/raxmaan Ugaas Muxumad
17. Suldaan Cali Cabdi Sokor
18. Ugaas Ismaaciil Ugaas Xirsi
19. Malaaq Suufi Muude Cali
20. Suldaan Xasan Iftiin
21. Ugaas Cali Cabdi Cusmaan
22. Suldaan C/llaahi Abuukar Axmed
23. Suldaan Axmed Xaashi
24. Ugaas Xaaji Xuseen Xaaji Maxamed
25. Suldaan Axmed Rashiid Shiikh
26. Caaqil Aweys Shiikh Xuseen
27. Malaaq Mukhtaar Malaaq Xasan
28. Malaaq Maxamuud Xasanow Maaclin
29. Suldaan Muxyidiin Mukhtaar Muudey
30. Malaaq Siidow Maadow Muuse
31. Malaaq Ibraahim Aadan Gaamuur
32. Malaaq Maxamed Malaaq Axmed
33. Malaaq Axmed Jarmal
34. Suldaan Khaliif Abuukar Cabdow
35. Ugaas Axmed Ugaas Cabdi Xaaji
36. Wabar Cabdi Wabar Xasan
37. Suldaan Axmed Suldaan Maxamed
38. Ugaas Cabdi Yare Jaamac
39. Malaaq Maxamed Xuseen Magan
40. Malaaq Geedow malaaq Balaash
41. Suldaan C/ haliim C/maalik Yuusuf
42. Ugaas Maxamed Nuur Cabdi
43. Malaaq Xaaji Siidow Aadan
44. Ugaas Xuseen Ugaas Xaaji
45. Suldaan Axmed Jaamac
46. Malaaq Seemow Malaaq Cabdi
47. Ugaas Bille Xasan Ceymow
48. Ugaas Maxamed Cabdulle Ugaas Buulle
49. Caaqil Maxamed Usmaan Oorow
50. Suldaan C/raxmaan Shiikh Xuseen
51. Suldaan Muuse Maxamed Yuusuf
52. Ugaas C/nuur Ugaas Nuur
53. Ugaas Xasan Ugaas Yuusuf
54. Ugaas Saalax Muumin
55. Shiikh Cusmaan Ugaas
56. Nabadoon Cabdi Macalin Maxamed
57. Suldaan Cali Muumin Maxamed
58. Suldaan Ibraahim Suldaan Geedi
59. Suldaan Axmed Muuse
60. Suldaan Cali Abtidoon Sugulle
61. Caaqil Guudow Garaad Calasow
62. Ugaas C/nuur Cabdi
63. Nabadoon Xaaji Muuse Ciid Fooley
64. Ugaas C/llaahi Shiikh C/qaadir
65. Ugaas maxamed Cabdi joogow
66. Ugaas Cali Ugaas Cusmaan
67. Ugaas C/llaahi Ugaas Faarax
68. Suldaan Maxamed Xaaji Cumar Tarasho
69. Suldaan Xuseen Maxamed Saalax
70. Suldaan Maxamerd Xasan Shangalow
71. Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane
72. Suldaan Maxamed Cusmaan
73. Malaaq Mayris Xuseen Xasan
74. Suldaan C/llaahi Shukaan
75. Ugaas Xasan Shiikh Dhicis
76. Suldaan Cabdow Shiikh Maxamed
77. Nabadoon Gacal Tooxow Qayliye
78. Xaaji Qaasim Xaaji C/qaadir
79. Nabadoon C/llaahi Nuur Maxamed
80. Nabadoon Maxamed Xaaji Aadan
81. Ugaas Cabdi Weli Cumar
82. Suldaan Siciid Guuleed Muuse
83. Suldaan Shiikh Axmed macalin
84. Nabadoon Muxyidiin Rooble Siyaad
85. Nabadoon Shariif C/waaxid Cali
86. Amiir Maxamed Xasan
87. Shiikh Axmed Macalin C/llaahi
88. Suldaan Shiikh Ibraahim Fagaareeye
89. Suldaan C/weli Ibraahim
90. Boqor C/qaadir Yaambo
91. Malaaq Kurre Shiikh Maxamed Qayre

Somalia | News | |