close

Garoowe: Bayaan Nabadeed oo laga Soosaaray Shirkii Isimada Puntland

27 Nov 2004: Sunday, November 28, 2004 at 05:51 Garoowe (AllPuntland)- Shirkii uga socday Issimada Puntland ee uga socday Xarunta Cilmi barista PDRC ee Magaalada Garoowe ayaa manta Issimadu waxay soo saareen Bayaan Nabadeed oo ku aadan Ciidamada isku horfadhiya

Muqdisho oo shalay iyo maanta laga kala ciiday

16 Nov 2004: Axad, November 14, 2004 (HOL) - Munaasabadda Ciida Soon fur ayaa weyneynteeda si aad ah loogu kala qeybsamay magaalooyin iyo deegaanno ka mid ah dalka Soomaaliya oo ay Caasimadda Muqdishana ka mid tahay. Sidaa si la mid ah ayaay shalay iyo maanta laga

Farxadda Bush & Firdhad-ka Dimoqraadiyiinta: Fallo Doorashada Mareykanka

09 Nov 2004: By: Abdirahman Ceynte Minneapolis , MN-HOL. Madaxweyne Bush ayaa guul lixaad leh ka soo hooyoy doorashadii November 2 ka dhacday Mareykanka, si uu u noqdo Madaxweynihii ugu horeeyey ee ina-madaxweyne ah oo doorasho labaad ku guuleysta, codadkii ugu

Gen. Maxamed Xaashi Gaani oo Geeriyooday

20 Oct 2004: Gen. Maxamad Xaashi Gaani oo ka mid ahaa xildhibaanada 275-ka ah ee dhawaan lagu dhisay Dalkan Kenya ayaa Maalintii Isniinta Meeydkiisa laga soo saaray Halka uu deganyahay oo ah Mbagathi, sida ay HOL u xaqiijiyeen qaar ka mid Xildhibaanada Somaliyed lama

Col. C/llaahi Yusuf Axmed oo noqday madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya

11 Oct 2004: Isniin, October 11, 2004 Col. Cllaahi Yuusuf Axmed ayaa xalay loo doortay in uu madaxweyne ka noqda dalka Soomaaliya muddo shan sano oo KMG ah, wuxuuna xilkaas ku hantay 189 cod, halk musharixii ku soo xigay ee uu ka guuleystay oo ahaa Dr. C/llaahi Axmed

Nairobi:Doorashadii labada Guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo beri la qabanayo

19 Sep 2004: - Monday, September 20, 2004 at 14:53 Nairobi(Allpuntland) - Kulan ay maanta isugu yimaadeen Madasha shirka Mbagathi xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu caddeeyey in doorashadii labada guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanku ay dhici

Amal Iyo Hillac Oo Midoobey

27 Feb 2009: Waxaa dhamaan macaamiisha iyo dadweynaha soomaaliyeedba loogu bishaaraynayaa in ay midoobeen labada shirkadood ee amal iyo hillaac taasoo fursad weyn u ah dhamaan macaamiisha labada shirkadoodba iyo dadweynaha soomaaliyeedba. Sidoo kale magaca ay labada

G/kuxigeenka Jabhada SPM Col.Cabdi Mahdi Cabdisalaan iyo saraakiil kale oo soo gaaray Degmada dhoobley.

19 Sep 2004: By Y.C.Qammaan Posted to the web 20-09-2004, 12:40:06 Dhoobley:-G/kuxigeenka Jabhada SPM Col.Cabdi Mahdi Cabdisalaan ayaa Galabnimadii Axada ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Dhoobley ,isagoo hogaaminaya Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan

206 xildhibaan oo ka mid ah baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya oo galabta la dhaariyay

22 Aug 2004: Axad, August 22, 2004 Xiis & qalanjo, Hiiraan Online Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in galabta la dhaariyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo tiradoodu ay dhan tahay 206

Khatarta Internedka iyo Caruurta Soomaaliyeed

06 Aug 2004: W/Q: Siciid Cali Axmed Internedku waxa uu calaamad u yahay horumarka ay casriggan bani'aadmigu ka gaadheen tiknoolajiyadda. Waa shabakad balaadhan oo aad ka helayso macluumaad kasta oo aad u baahantahay. Waxa uu aad u fududeeyay iswaydaarsiga macluumaadka

Soomaaligii Ciraaq ku afduubnaa oo la sii daayey

06 Aug 2004: Siciid Cali Muuse BBCSomali.Com Ninkii Soomaaliga ahaa ee lagu afduubtay dalka Ciraaq, Cali Axmed Muuse, ayaa la sii daayey waxana uu hadda soo gaaray oo uu joogaa dalka Kuwait. Cali Axmed Muuse oo 52-jir ah ayaa bishii la soo dhaafay ee July 24-dii waxay

Mbagathi: Wararkii ugu danbeeyey ee shirka Soomaalida iyo maanta

06 Aug 2004: Mbagathi(Allpuntland)-Iyadoo kulankii 9aad ee Wasiirada Fududaynta IGAD oo dhowaan ku soo gabagaboobey madasha shirka dib u heshiiisiinta Soomaalidu ka socdo ee Mbagathi ay kaga dalbanayeen in beelaha Soomaalida ee aan weli soo gudbin xubnihii

Maamul Goboleed Cusub oo Maanta Looga Dhawaaqay Degaanada Puntland

01 Aug 2004: Wararka naga soo gaaraya degaanka Puntland ayaa sheegaya in mid ka mid ah beelaha dega nawaaxigaasi ay maanta kaga dhawaaqeen maamul goboleed cusub oo la magac baxay Caseyr-and, kaas oo ay sheegeen matali doono shan Degmo oo ku taala gobolada W/Bari oo

Xukuumadda Cusub iyo Sida Looga Arkay DG Puntland

14 Jul 2004: Puntland (AllPuntland)- Isbaddalkii Madaxwaynaha DG Puntland C/laahi Yuusuf Axmed uu kusameeyay Golihiisa Xukuumadda ayaa waxaa jawaabo kala duwan ka bixiyay Madaxda Puntland qaarkood, inkastoo ay jiraan kuwo ka gaabsaday inay jawaabo ka bixiyaan.

Ganacsato doonaysa in ay maalgashato Kaluumaysiga Puntland oo Booqasho ku yimi Puntland

01 Jun 2004: Waxaaa Taariikhdu markay ahayd May 31 2004 soo gaaray Magaalada Boosaaso labo Nino oo ah Ganacsato u dhalatay Dalka Norway oo lagu kala Magacaabo Arfe Nerland iyo Paul Grimen, Ganacsatadaa ayaa waxaa safarkooda ku weheliyay Ganacsato u dhalatay Gobolada

Dagaalkii ka socday magaalada Muqdisho dhinaceeda Waqooyi oo weli socda iyadoo qasaarihiisana uu sii baahayo

13 May 2004: Khamiis, May 13, 2004 Waxaa maanta maalintii afaraad socday dagaalkii ay beryahaanba isaga soo hor jeedeen maleeshiyooyin ku dagaalamayay magaalada Muqdisho dhinaceeda Waqooyi, iyadoo aaney jirin cid isku howshay in ay si xoog ah ku kala dhex gasho oo
1 2 3 4 5 6

 slashnews

slashnews Khalid-Khawaja-Chief-Coordinator-Defense-of-Human-Rights-Pakistan-2010.jpgCIA accused of ordering kidnap of former Pakistani spy
The wife of Khalid Khawaja claims that her husband, who was once a confidante of Osama bin Laden, was taken at the request of the American intelligence service as he travelled through Pakistan's lawless tribal belt. On Monday a group calling itself the

slashnews Emad-al-Raimi-Ali-al-Mahfal-Bassam-al-Haidari.jpgYemen court upholds Israel spy's death sentence
A death sentence for a Yemeni man, Bassam Abdullah al-Haidari, convicted of spying for Israel has been upheld by an appeals court. In March 2009, a state security court sentenced the 27-year-old to death after convicting him of establishing contacts with

slashnews banner-depicting-minarets-as-missiles.jpgMosque building brings Islamophobia fears to Poland
In a sight familiar in some west European countries but new to Poland, dozens of protesters demonstrated in a Warsaw suburb last weekend against the construction of a mosque. Plans by Poland's tiny Muslim community to build a place of worship and an

slashnews President-Puntland-Abdirahman-Farole-with-Minister-Seyoum-Mesfin.jpgPuntland president meets with Ethiopian FM
The president of Somalia's Puntland State government Dr. Abdirahman Mohammed Farole has held meeting with Ethiopian Foreign Affairs Minister Seyoum Mesfin in the Ethiopian capital, Addis Ababa. The meeting which was held in Hotel Sharaton, where Puntland

Video of the day

Horrifying video shows Israeli forces have attacked aid ships attempting to break the blockade of Gaza Horrifying video shows Israeli forces have attacked aid ships attempting to break the blockade of Gaza - slashnews
Horrifying video shows murders that triggered Han-Uighur rioting in China leading to martial law Horrifying video shows murders that triggered Han-Uighur rioting in China - slashnews
Recession: A Struggle to Make Ends Meet. Three residents of Columbia, S.C. do their best to cope with the economic crisis. jobless effect in the USA recession - slashnews
The traffickers kept them under control by regularly beatings and throw anyone overboard who complains. Journey Through Hell - trafficking Africans to Yemen - slashnews

Latest Headlines

Languages

Twitter Updates

    follow me on Twitter