close

Puntland oo xayiraad saartey laanta Af-Somaliga VOA

02 Oct 2009: Wareegto kasoo baxdey xafiiska Wasaarada Amniga & Warfaafinta dowladda Puntland ayaa gabi ahaanba Idaacadaha FM-ka ee ka howlgala cariga Puntland lagu wargaliyey ineysan baahin karin laanta Af-Somaliga VOA barnaamijyadeeda. Qoraalkaan ayaa lagu sheegey in

Dagaal ka dhacay Deegaanka Ceel-berdaale ee Somaliland oo dhimasho iyo dhaawac keenay

19 Sep 2009: Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen dagaal shalay dhexmaray laba maleeshiyo beeleed oo isku horfadhiyay deegaamada Ceel-berdaale oo u dhexeeya degmooyinka Gabiley iyo Baki. Kuwaas oo Deegaamadaa ka soo kala jeeda.

Dagaalo culus oo ka socda Magaalada Muqdisho

09 Sep 2009: Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay 32-kalena way ku dhaawacmeen dagaalo iyo duqeymo xalay iyo maanta gilgilay Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeyay kooxaha islaamiyiinta ah iyo dowlada oo kaashanaysa AMISOM. Dagaal aad u culus oo xalay ka dhacay waqooyiga iyo

C/qaasim “Way jirtaa waan waan aan wado lakin bisha Ramadaanka umadda haloo turo”

20 Aug 2009: Soomaaliya oo weli dagaallo xoogan ay kajiraan ayaa waxa aanu jirin illaa iyo hadda cid si rasmi ah u soo kala dhexgashay kooxaha dagaalamaya si ay u heshiisiiyaan. Dhibaatada lagu dhexgeli waayay ayaa lagu sheegay kadib markii koox waliba ay sheegeen in

Madaafiic shalay galinkii dambe Muqdisho la isku weydaarsaday oo dhimasho sababtay

17 Aug 2009: Ugu yaraan sagaal ruux oo rayid ah ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen weeraro madaaafiic ah oo shalay Muqdisho la isku weydaarsaday. Madaafiicda ayaa timid kadib markii xoogagga mucaaradku ay madaafiic ku duqeeyeen dekadda Muqdisho, halkaas oo

Cumar Fiyaasko oo Caawa KM13 lagu dilay

17 Aug 2009: Waxaa Caawa Kooxo Hubeysan ay kudileen KM13 Korneel Cumar Cali Calasow (Cumar Fiyaasko) oo kamid ahaa saraakiishii Ciidamada dowladda. Cumar Fiyaasko ayaa lagu soo waramayaa in kooxo aanan la garan ay kudileen KM 13 waxaana uu ahaa nin waayahani dambe u

Dowladda Yemen oo gacan ka geysatay baxsashada 23 Masaari ah oo la socday Doomo Kalluumeysi oo lagu heystay Xeebta Laas Qoray

15 Aug 2009: Dowladda Yemen ayaa gacan ka geystay in ay xoriyaddooda dib u helaan 23 nin oo Masar u dhashay, kuwaasi oo la socday labo Doomood oo nooca kalluumeysiga ah oo lagu qafaashay xeebaha Laas qoray bishii April ee sanadkan. 23ka Nin ee ka baxsaday Burcad

Maamulka Islaamiga ah ee Kisnaayo oo gurmadyo ciidan u diray guluf colaadeed oo kaga imanaya Dagmada Doolow ee gobalka Gedo

15 Aug 2009: Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in ay gurmad Ciidan u direen Guluf Colaadeed oo uu Hoggaaminayo Xildhibaan Barre Hiiraale kaasi oo uu ku doonayo in uu dib gacantiisa ugu soo celiyo Magaalada Kismaayo oo Kol hore uu ka

Dowladda Jibouti oo ciidamo u direysa Soomaaliya

15 Aug 2009: Dowladda Jibouti ayaa ciidamo ku biirin doonta Ciidamada Amisom ee howlgalka nabad ilaalinta ah u jooga Soomaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Jibouti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Magaalada Kampala ee dalka Uganda u tegay sidii uu wada hadallo ku saabsan

Wasiirkii Warfaafinta Warsame Cabdi Shirwac lagu dilay Waqooyiga Puntland

05 Aug 2009: Wasiirkii Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Bannaanka) ayaa maanta lagu dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, iyadoo dilkiisana ay ka dambeeyeen rag hubeysan. Wasiirka oo aan wadan wax ilaalo ah ayaa xilliga la tooganayay

Alif Higgaad-saxe (Alif spellchecker)

04 Aug 2009: Baahida loo qabo hingaad (Higgaad) -saxe afka-Soomaaliga iyo kaalinta uu ka cayaari karo horumarinta afka-Soomaaliga iyo weliba kaalmada uu ka geysan karo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Qoraallada laga helo internetka waxay ku qoran yihiin afaf kala

Kulmiye oo joojiyey inuu la shaqeyo gudiga doorashada

04 Aug 2009: Shir jaraa'id oo uu 2 August,2009 xafiiska dhexe ee xisbiga Kulmiye ku qabtay Gudoomiye xigeenka 1aad ee Kulmiye Md. Muse Biixi Cabdi ayuu ku sheegay in ay gabi ahaanba joojiyen wada shaqayntii ka dhaxaysay gudiga dorashoyinka ee Somaliland maadama oo buu

Qaar ka mid ah Saraakiishii hore ee Ciidamadii Soomaaliya oo todobaadka soo socda seminar ku saabsan amniga Soomaaliya loogu qabanayo Washington

02 Aug 2009: Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay seminar isugu keenayaan Saraakiil hore oo ka tirsanaa Ciidamadii hore ee Soomaaliya, kuwaasi oo ka arrinsan doona

Ciidamada Maxkamadaha Dowlada ku biiray iyo kuwa Maamulka G/Banaadir oo maanta dagaal ku dhexmaray Isgoyska Zoobe Ee Muqdisho iyo xiisad wali ka taagan halkaasi

30 Jul 2009: Dagaal muddo socday ayaa Maanta waxa uu ka dhacay inta u dhexeysa isgoysyada Zobe iyo Banaadir Ee Muqdisho kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowlada Fd Soomaaliya Dagaalka ayaa la xaqiijiyay in uu ka dhashay Ciidama hosyimaada Maamulka

iyaarado joog hoose ku duulaya oo laga soo sheegayo degmada Baraawe ee gobolka Sh-Hoose

30 Jul 2009: Wararka naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobolka Sh-Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay cabsi ay qabaan dadweynaha halkaasi ku dhaqan. Arrintan ayaa waxaa ay ka dambaysay ka dib markii maanta diyaarado joog hoose ku duulaya

Maleshiyad tabacsan dowlada oo qabsadey B/weyne

27 Jul 2009: Ciidamada taabacsan dowladda KMG ee Somaliya oo aad u hubeysan ayaa saakay qabsaday oo isku fidiyay Xaafado ku yaala galbeedka magaalada B/weyne halkaasi oo ay ku sugnaayeen kooxaha ka soo horjeeda. Saakay 26 June,2009 ayaa aroor hore waxaa laga war helay
1 2 3 4 5 6

 slashnews

slashnews Mohamed-Ali-Samatar-Priminister-Somalia-2010.jpgMohamed Ali Samatar: Facing war crimes lawsuit in US
The case has divided courts. A federal judge in Alexandria ruled that even if the immunity law does not mention individuals, such protection is the "practical equivalent" of immunity offered to a state. The U.S. Court of Appeals for the 4th Circuit in

slashnews malcolm-x-mecca-madina-muslim-black-history-2010.jpgMalcolm X: Legacy lives on 45 years after his assassination
Forty-five years ago on Feb. 21, Malcolm X — El-Hajj Malik El-Shabazz — had begun his address to a mass meeting of the Organization of Afro-American Unity in New York City at the Audubon Ballroom when several men opened fire on him with shotguns and

slashnews Saleebaan-Olad-Roble-Minister-for-Youth-Sports-2010.jpgSomali minister dies of 'graduation' bomb attack injury
Somalia's sports minister has died in a Saudi hospital weeks after he was critically wounded in a bomb attack at a medical graduation ceremony in Mogadishu. Saleban Olad Roble passed away on Friday in the Saudi capital, Riyadh, where he and other victims

slashnews Mahmoud-al-Mabhouh-Hamas-Dubai-Murder-suspects-2010.jpgDubai to issue 11 warrants for Hamas killing
Dubai will issue arrest warrants for 11 foreign agents suspected of involvement in the the assassination of a top Hamas military commander in his hotel room in Dubai on Jan. 20, the police chief said on Monday. "We do not rule out Mossad, but when we

Video of the day

Horrifying video shows murders that triggered Han-Uighur rioting in China leading to martial law Horrifying video shows murders that triggered Han-Uighur rioting in China - slashnews
Recession: A Struggle to Make Ends Meet. Three residents of Columbia, S.C. do their best to cope with the economic crisis. jobless effect in the USA recession - slashnews
The traffickers kept them under control by regularly beatings and throw anyone overboard who complains. Journey Through Hell - trafficking Africans to Yemen - slashnews

Latest Headlines

Languages

Twitter Updates

    follow me on Twitter